Cabro Blocks / Interlock Paving Blocks in Mogadishu

Cabro Blocks / Interlock Paving Blocks in Mogadishu

 

Cabro blocks are commonly used for interlock paving blocks for homes, compounds, driveways and outdoor areas. New Mogadishu Precast supplies durable paving blocks for customers who want a neat floor finish, strong surface and modern yard design in Mogadishu.

 

Cabro blocks waa nuuc ka mid ah interlock paving blocks loogu talagalay guryaha, compound-yada, barxadaha baabuurta iyo meelaha bannaanka ah. New Mogadishu Precast waxay bixisaa paving blocks adkeysi leh oo ku habboon macaamiisha doonaya dhul nadiif ah, sagxad xooggan iyo nashqad casri ah oo barxad ah gudaha Muqdisho. Boggan waxaa ka heleeysa si fudud kuli nuucayada kala duwan oo la mid ah cabro, interlock iyo concrete pavers ee nala soo Xiriir si aan kuugu sharaxno nuucyada.

Call