Concrete Products Supplier in Mogadishu

Concrete Products Supplier in Mogadishu

 

New Mogadishu Precast is a concrete products supplier serving homeowners, contractors, developers and project owners in Mogadishu. We provide practical concrete solutions for yards, walls, compounds, roadsides and landscaping works. Customers can contact us for interlock paving, concrete pavers, wall panels, concrete posts, slabs, kerb stones and custom precast orders made for specific size, shape and strength requirements.

 

New Mogadishu Precast waa shirkad keenta alaabta shubka ah ee Muqdisho, una adeegta guri-leeyda, qandaraaslayaasha, developers-ka iyo dadka mashaariicda leh. Waxaan bixinnaa xalal concrete ah oo ku habboon barxadaha, darbiyada, compound-yada, dhinacyada waddooyinka iyo qurxinta dhulka. Macaamiishu waxay naga heli karaan interlock, concrete pavers, looxyo shub ah, tiirar shub ah, slabs, kerb stones iyo alaab gaar loo dalbado oo cabbir, qaab iyo xoog go’an leh.

Call