Darbi Interlock - Image 1
Darbi Interlock - Image 2
Darbi Interlock - Image 3
1 / 3
precast

Darbi Interlock

Description

Darbi Interlock wuxuu ka kharash yar yahay darbiga bulukeetiga lagu dhiso. Waa xal casri ah oo lagu dhiso darbi si degdeg ah, nadiif ah, adkeysi lehna. Wuxuu ku habboon yahay guryo, dhulal, compound-yo, bakhaarro, iskuullo, goob ganacsi iyo mashaariic dhisme oo u baahan darbi xooggan oo muuqaal qurux badan leh. Faa’iidooyinka Darbi Interlock: 1. Dhismo degdeg ah 2. Muuqaal nadiif ah oo isku mid ah 3. Shub precast ah oo xooggan 4. Ku habboon mashaariic badan 5. Ku fiican xaaladaha dhismaha ee Mogadishu iyo guud ahaan Soomaaliya

Cost Efficient

Save 30-40% vs onsite

Fast Install

Ready for immediate site use

Durable

Engineered for Somalia

Ready to Order?

Contact our sales team for pricing, availability, and custom specifications for your project.

View Catalogue
Call