




1 / 5
Interlock isdhaafsan
Interlock isdhaafsan
Description
Interlock-ga qaabka isdhaafsan ee loo yaqaan “American Herringbone” hadda markii ugu horeysay ayaa lagau sameyaa gudaha dalka qaasatan xarunta New Mogdisho Precast. Interlock-gaan wuxuu leeyahay muuqaal aad u qurux badan oo indhaha soo jiita, midabbo kala duwan leh, waxaana lagu jecel yahay qiimaha jaban, isla markaana si fudud ayaa loo nadiifin karaa loona hagaajiyaa, wuxuuna goobta uu yaal ka dhigayaa meel casri ah oo nadiif ah. Si fudud ayuu ula qabsadaa naqshad kasta oo guri, wuxuuna siinayaa meel kasta nidaam iyo soo jiidasho, gaar ahaan meelaha dadka badan ay maraan.
Cost Efficient
Save 30-40% vs onsite
Fast Install
Ready for immediate site use
Durable
Engineered for Somalia
Ready to Order?
Contact our sales team for pricing, availability, and custom specifications for your project.