Precast Concrete Wall Panels in Mogadishu

Precast Concrete Wall Panels in Mogadishu

 

Our precast concrete panels, also known as wall panels or looxyo shub ah, are used with concrete posts to build clean and practical boundary walls. They are suitable for compounds, homes, plots and commercial sites where speed and neatness matter. New Mogadishu Precast supplies wall panels for customers looking for a durable alternative to traditional walling methods in Mogadishu.

 

Precast concrete panels-keena, oo sidoo kale loo yaqaan wall panels ama looxyo shub ah, waxaa lagu isticmaalaa tiirar shub ah si loo dhiso darbi nadiif ah oo waxtar leh. Waxay ku habboon yihiin compound-yada, guryaha, dhulalka iyo goobaha ganacsiga ee u baahan shaqo degdeg ah iyo muuqaal hagaagsan. New Mogadishu Precast waxay bixisaa looxyo shub ah oo u noqon kara macmiilka mid ka jabban qiimaha darbiyada bulukeetiga lagu dhisay, adkeysi leh marka loo eego qaar ka mid ah hababka darbiyada caadiga ah ee Muqdisho.

Call