





Taajka Tiirarka
Description
Tiirarka shubka ah ee irdiaha guriyaha ama darbi walba oo wareegsan wuxuu kaa rabaa dhameeystir heer sare ah oo xirfad leh. Qiima yar baa quruxin fiican ku heli karta adigoo isticmaalaya Taajka Tiirarka eey soo saarto New Mogadisho Precast. Taajka oo nuucya iyo cabbiro kale duwan leh Waxaa loo naqshadeeyey adkaysi iyo qurux labadaba. koofiyaddan qurxinta ahi waxay tiirka shubka ugu fiicantahay kana ilaalisa waxyeello ay cimiladu sababtay, sida qoraxda iyo dabeesha oo burburiso sharxaayada kale sida taajka nalalka ka seemysan oo muda yar kadib aan waareeyn. Taajka Tiirarka wuxuu ku siinaa muuqaal nadiif ah oo xarrago leh albaabka hore ama hareeraha gurigaaga.
Cost Efficient
Save 30-40% vs onsite
Fast Install
Ready for immediate site use
Durable
Engineered for Somalia
Ready to Order?
Contact our sales team for pricing, availability, and custom specifications for your project.