Precast Concrete Products in Mogadishu

Precast Concrete Products in Mogadishu

New Mogadishu Precast supplies strong precast concrete products for homes, compounds, roadsides, gardens and construction projects across Mogadishu. Our range includes interlock paving, concrete posts, wall panels, kerb stones, garden edging, concrete slabs and custom precast items. Each product is made to give customers a clean finish, fast installation and durable performance for Somalia’s coastal environment.

New Mogadishu Precast waxay Muqdisho ku soo saartaa alaab precast concrete ah oo xooggan, kuna habboon guryo, compound-yo, waddooyin, jardiinooyin iyo mashaariic dhisme. Alaabteena waxaa ka mid ah interlock, tiirar shub ah, looxyo shub ah, kerb stones, qurxinta barxadaha, concrete slabs iyo alaab gaar loo dalbado. Alaab kasta waxaa loo sameeyaa muuqaal nadiif ah, rakibid degdeg ah iyo adkeysi ku habboon cimilada xeebta Soomaaliya.

Call